Waxaa Xoos Udhac ku yimid Sarafka Lacagaha kala Duwan Ee Magalada Baydhabo Waxana Aan Booqdey Suuqyada kala Duwan ee Baydhabo .
Ismaaciil Cadow Maxamed oo Ka mid ah Sarafliyaasha magalada Baydhabo ayaa Ka Hadley Lacaqaha Kala Duwan magalada Waxa La Kala Siisaneyo.
Siwdoo Kele waxaa Xoos udhaca Ku Yimd sicirka Maciishada Qutul Daruuriga Magalada Baydhabo
Cabdulahi Xaji Cumar ayaa Ka Hadley Jaha wareerka Ka dhaha taagan Ganacasatada Magalada Baydhabo .
Xoos udhacan ku Yimid Sarafka Lacaqaha Iyo Sicirka Miciishada ayaa waxaa aad Ugu Faraxay Dadka danta yeer oo Ku dhibaateysan Kaa Mamka Magalada Baydhabo
https://www.youtube.com/watch?v=HaHjDwSuxyw
Wariye Feysal Dhayow Xuseen