Madaxweynaha KGS Iyo Wafdigii Lasocday Waxaa Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud Eerbort Ee Magaalada Baydhabo Ku Soo Dhaweeyey Mas,uuliyiinta KG Oo Uu Ugu Horeeyo kusimaha madaxweynaha kg,gudomiyaha baarlamaanka,xildhibano,wasiiriyiin,saraakiisha ciidanka iyo xubno kale oo loo diyaariyey soo dhaweyntiisa.
Madaxweynaha KGs oo Safar Shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Soomaali Ayaa Markii Baydhabo Soo Gaaray Warfidiyeenka ugu warbixiyey safarkiisa iyo doorashooyinkii madaxweynaha soomaali maxamed c/lahi maxamed farmaajo iyo gudoomiyaha baarlamaanka dowlada soomaali iyo ku xigeenadiisa lagu doortay.
Soo labashadan Magalada Baydhabo uu ku soo laabtey shaiif xasan sheikh adan aya waxa ay ku soo adeysaa xili hadalxeenta magalada Baydhabo ay noqotey in moo shooyin ay ka keeneyaan xildhibaano ka tirsan barlamanka KGs
Wariye Feysal dhayow Xuseen