Iyadoo ay Abaro daran ay aka jiraan deeegnada koonfur Galbeed Somaliya Kuwaas oo ay saameysey dadka iyo duunyada Ku dhaqan deeganda koonfurgalbed .Xildhibaan Idiriis Abdi takh tar oo ka mid ah xildhibaan Ka itrsan Dowlada Faradalka somaliya ayaa Waxa Uu Booqdey Degmada hudur Ee Haruunta Gobolka Bokool waxana Uu gaar siiyey Lacaq Gareyso 2000’ oo Dalarka mareekanka isagoona in taasi uu ku daran in ay san Lacaqtaasi waxa ay san Utareynin halada Bini aadino aad u daran ay kajirto Deeganada si isagoona uu sheegey in ay san jirin Wado u furan deegnada gobolka Bokool ee koonfur Galbeed .
Sidoo Kale Xildhibaan idiriis Aya waxa uu sheegey in safarka kan Xiga ay Ku Tagi doonan Gobolka Shabeelaha hoose halkaasi oo laga soo Sheegeyo in uu Gurey wabigii Marey gobolka Shabeelaha Xoose deegano badan ay ka jiraan Biyo Lacan Iyo Cuduro.
Deeganda Koon Fur Galbeed ayaa kajirta Abaaro Cudur kuwaas oo ay ugu daran tahay Biyo Lacanta Ka jirta deeganada iyagoona dadka qaar ay yihiin Ku waa aad ay usaameysey Abaarata Qaran ay u dhimaneyaan Gaajo Iyo haraad iyo Cudurka shibin Biyoodka .
Wariye Feysal Dhaayow Xuseen