Magalaad Baydhaboa ayaa waxa ka socoda Deyactir wxana Bulshada magalada ay bilaawen in ay Nadiifiyaan wadooyinka magalada ,Bulshada Xafadaha Isha Iyo Wadajir ayaa Bilween in ay nadiifiyaan Buundada Abshir Kaahiye oo ay exeed Meel wadaha oo shacbka ay isaga soo daadiyaan Qashinka iyo Xoolaha Makhtiiyey waxeyna labadaas Xafadood Ay bilaaween in ay iskooda ay unadiifiyaan Buundasi
https://www.youtube.com/watch?v=677AGjZRSYs
Waxan la dhahamarey Mekoroofanka waxan ay iisheegeen in ay Mar walib ay wadi doonan Nafada waxan baaq ay udireen Bulshada Ku nool maglada Baydhabo Iyo hay’adah iyo Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed waxana ay ka codsadeen in ay qacan ay ka siyaan wa kun qaar ka kid ah
Bilshada Xafaladaha isha iyo Wadajira ayaa manata waxa ay bilawen ku deysa sho wanksan oo ay waxa badan ay ka badali doonto nafad Xumadii ka jirtey magalada Baydhabo gaar ah Buundada abshir kaa hiye .
W/ Q wariye Feysal Dhayow Xuseen