kulun so aalo la gu weydiiney waziiru Dowlaha Wazarada Madaxatooyada Dowlada Goboleedka Kooonfur Galbeed soomaliya ayaa ,manta ka dhacay magalada Baydhabo
waxana Ka soo Qeeb galey aradada waxa ka barata Jamacadaha magalada Byadhabo Iyo macalimiin kasocodey Jamacadaha
waxana uu ahaa Mid su aalo lagu weydiiney waziiraka
markii Kulunka soo Cidlaadey waxa warfidiyeenka la hadley wazriiro Dowlaha wazarada mahamed Abdulahi Mursal
sidoo Kale Dhalinyaradii Ka qeeb Galey Ku lunka ayaa Dareenkooda ka hadley
W/ Q Wariye Feysal Dhayow Xuseen