Shirkada Hormuud Talekoom Qeebteeda Degmada Qansax Dheree Ee Gobolka Bay waxana Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax Dheree ay gaarsiiseyt Raashin Iyo Daawo
Waxana ay uqeebiyeen rashinka Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax dhere.
Waxana Deeqda Raashinka Iyo dawooyinka ay gaarsiiyeeyn Degmada Qansax Dhere ka warbixiyey Maamulka Shirkada Hoormuud Qeebteeda Qansax dheere Cali Maxamed Suul .
Deeqdan Hormuud ay soo gaarsiisey Shacabka Degmada qansax dheere ayaa wax aka maxad nagey Gudoomiyah Degmad Qansax Dheere Isaaq Cabdi Maxamed waxna Uu yiri
Sidoo Kale waxaa Dqeeqdaasi Aad uga maxad Ciliyey Qaar ka tirsan wax garadka degmada Qansax dherer Ee Gobolka Bay
Deeqadan Shirkda Hoormuud ay Gaarsiisey Degmada Qansax Dheree ayaa waxa ay Imaaneysa Xili ay abaaro iyo Cudurka shibin biyoodka qaar badan ay Udhinteen Qaarn ay Ilaa iyo hada ay la dala dhacayaan
Wariye Feysal Dhayow Xuseen