Deganka Awdiinle Ee Gobolka Baya ayaa waxa ka jirta Macaluul aad Udaran taasi oo ay tahay Cudurka shaibin Biyoodka OO dad Tiradoda ay Gaareyso 63 Ay ugu Dhinteen 50 meeeyana ilaa Iyo hada ay kula ildaran yihin Deeganka Awdiinle Ee Gobolka Bay ,
Gudoomiyah Deegnaka awadiinle Cabdulahi Maxamed Cumara ayaa waxa ka Qeyla dhaamiyey halada Cudurka Shibin Biyoodka ka Jira Deegnaka awdiinle Ee Gobolka bay .
Ugu Danbeentii Gudoomiyah ayaa waxa uu Baaq u direy Dowlada Koonfur Galbeed iyo dowlada Dhex Iyo hay ,adah in ay gur Mad deg deg ah ay la soo gaaran ayuu yiri
Deeganka Awdiinle ayaa waxa ay tahay Mid Isbital aan Lexeen waxa kali ah Ku yaalo Far mishooyin Oo an laga Heleynin Dawo ku filin waxana Dadka Shibin Biyoodka Soo Ridaneya ay Yhiin Ku waa Malinba Malinta Ka denbeysa Dadka uu soo Ridaneyo Cudurka Shibin biyoodka qaar kalena ay Udhimaneyaan .
Wariye Feysal Dhaayow Xuseen