Sirkaalkatirsan Al shabab ayaa waxaa oo is ku soo dhiibay maamulka deegaanka guuf gadood shibeelow ee gubalka bay .
Sirkaalkan tatirsan al shaabab ayaa u gaabilsinaa sida qarxiyada iyo miinooyinka sida oo noo xagii jiyey gudoomiyaha deegaan ka guuf daguud shibeelow .
Xuseen wardheera xassan waxaa gudoomiyaha deegaanka guuf gadood shibeelow waa kan asigoo kawaramay ya sir kaal kan isoo dhiibay.
Dhinca kala gudoomiyaha ayaa waxaa oo sheegan in ay jiraan kuwa xariir la soo sameeyey wallow oo san carab ka ku dhufan tirada lasoo xiriirtay .
Waxaa moduu yinkii uga dambeeyey ayaa deegaanda koonfur gabeed soomaaliya isku soo dhiibay dhalin yero badan oo katir sanaa al shabab