Dr ROODA XASAN Ayaa waxaa ay sheegtay Ee Gobolka Hiiraan dr Rooda xasan ayaa sheegtay in Gobolka Hiiraan ay ka jirto Xaalad Bini aadanimo Oo aad u daran.
Waxaana uu sidoo kale Sheegtay Dr Rooda in Hadii aan wax laga qaban Arimaha Abaaraha Kajira Gobolka Hiiraan Ay Badan Doonto Dhimashada Dadka u dhimanaayo Gaajada iyo Nafaqo Darada.
24saac Ee lasoo Dhaafay ayaa Waxaa Magaalada Beledweyne Ugu Dhintay Xaalad Nafaqo Daro 2 ruux Oo kamid ahaa Dadka kunool Kaamamka Kuyaala Magaalada Beledweyne
Abaaraha Dalka Kajira ayaa ah kuwo Mudooyinkii dambe sii Daba Dheeraanaaya Waxaana Xaalad Nafaqo la ildaran dad Fara badan oo ku jira Isbitaalka Guud Ee Magaalada Beledweyne.
HALKAAN KA DHAGEYSO