Soo dhaweynta madaxweynaha koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan maanta waxaa ka qeyb qaatey xildhibaano wasiiro saraakiisha ciidamada booliska militariga odiyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer baydhabo
Waxaana diyaaradii sidey madaxweynaha iyo wefdigiisa markey soo caga dhigatey goroonka diyaaradaha shaati guduud ee baydhabo madaxweynaha waxaa uumid mid u gacan qaadey shacabkii soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatey
Soo dhaweyn ka dib waxaa hadal koban oo soo dhaweyn ku aadan goobta ka jeediyey kusimaha madaxweynaha ahna waziirka beeraha maxamed xsan fiqi
Shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha dowlada goboleedka koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan ayaa ka warbixiyey safar uu dhawaan ku gaarey dalka turkiga iyo magaalada caasimada ha ee muqdisho
https://www.youtube.com/watch?v=36a20LHf46o