Dhageyso: sanad guuradii idaacada warsan ee magaalada baydhabo; Idaacada warsan ee magaalada baydhadho ayaa u dabaaldagtay manta waxaana soo dhaweymaamulka gobolka hiiraaan kan degmada beledweyne iyo bulshada ku nool mgalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan. Hos ka dhageyso: warbixinta uu diyaariyay bashiir cabdulhi cismaan oo jooga magaalada beledwyne.
qiibtii labaad