Bartamihii Bishii December Ee Sanadkii tagey Ayay ahayd markii ugu horeysey Oo Magaalada Baidoa Laga Dareemety Cudurka Shuban Biyoodka Balse Mudo Kooban Gudahooda Ayaa Kufaafay Cudurka shuban Biyoodka Degmooyin Iyo Deegaano Katirsan Gobolka Baay.
Wasaarada caafimaadka dowlad gubaleedka koonfurgalbeed ayaa waxaa ay wedaa dedaalu aad ufarabadan oo ay kudoonayaso sidiiloo badbaadin lahaa dadka soo ritay cudurka shiban biyoodka .
Dagmada bardaale ee gubalka bay waxaa ay kamid tahay dagmooyinka hoosyimaada magaalada baydhabo ee xaroonta gubalka bay .
Dhowaanaha ayaa waxaa sixoogan oo uga bilowday cudurka shiban biyoodka wafdi oo hogaaminayo wasiirka wasaarada caafimaadka koonfur galbeed ayaa sarafshagu kutagay
Waxana ay Gaarsiiyeen Dawooyin Looga Tala galey Inlagu Baxanaaneeyo dadka ay sameysey Cudurka shibin Biyoodka ,
Markii ay gaareen Degmada Baradle Wafdiga ayaa waxa ay Bilaaween Suu Uruurinta Dadadka Uu Ku Dhacay Cudurka Iyagoon ay Ka Soo Dabuleyeen deledka Magalada Bardale
Agasimaha Wazarada Cafimadaka Kgs Isaq Mahmuud Mursal isaaq fanaxa ayaa kawarey Sida ay Tahay Halada ay Ka jirto Degmada Baradle Ee Gobolka Bay Xili Uu La hadleyey Tv CSKGS
https://www.youtube.com/watch?v=Sthm6GjNvwE&feature=youtu.be
Xalada Degmada baradale Ka jirata aya mid anaa Jooksi Lexen dadka Uu soo Ridaneyo Cudurka Shibin Biyoodka Ila Iyo Hada waxa U geeriyoodey Cudurka Shibin Biyoodka In Ka badan 20 Qof Oo isgu Jira Caruur Iyo Dadadka ah