Ciidamada Boliska garka Koonfur Galbeed Soomaliya Oo Fa dhiisinka Kule Deeganka Goof Gaduud Buurey Ee Gobolka Bay ayaa waxa ay Al Shabab ay kula wareegeen Deegano Xoos Yimda Deegnakaasi Oo ay Ujiraan 40 Km
Taliyaha saldhiga Booliska Deeganka GoofGaduud Buurey Mahamed Abuukar Mursal ayaa waxaa Uu Ka warmey Deegnada ay al Shabab ay kula wareegeen .
Xadalka Takiyaha ayaa waxaa Uu Ku soo aadeyaa Xili madaxweynaha maamulka Kgs Uu Amrey In sida Ugu Dhaqsiyaha Badan loo Furo wadooyinka ay Godoomiyeen Al Shabab.
Bay Feysal Dhayow Xuseen