Xaflad Lagu Caleema saareyey Gudoomiyaha iyo Xogayaxa Midowaga Ardada Jamacada Abar Juba ayaa Manata Ka dhacadey Hoolka Jamacada Abar Juba Ee Magalada Baydhabo –waxana Ka soo Qeeb Galey Gudoomigii Hore Ee Jaamacda Iyo Macalimniita Jamacada Iyo ISkuulada Magalada Baydhabo Iyo Caradda Jamacadaha Magalada iyo waxa Garad,
Waxana Ugu Horeentii Ujeedka Xaflada Ka Hadley Gudoomiyaha waxabarashada jamacada xasan isamaacil isagoona ka warbixiyey Ujeedka Loo Qabtey Xafladan .
Sidoo Kale waxaa Goobta Ka Hadley Gudoomiigii Guud Hore Ee Jamacada Hadana aha Xildhibaan Katirsan Baralamanka Dowlada Fadaralka Somaaliya Idiriis Abdi Dhaq Tar waxana UU Ka hadaley Tariikhda Jamacada .
Sidoo Kale waxaa Goobta Iyagana Ka Hadley Qaar Ka midaha Macalimiintii ka soo QebGaley waxana ay Balan Qaadeen In ay La shaqeen Doonan Gudoomiyaha Iyo Xogayaha,
Ugu Danbeentii Xaflada waxa ka Hadley Gudoomiyaha Iyo Xogayaxa Midowga ardada Jaamacada Abaar Juba Ee magalada Baydhbao waxana ay sheegeen in ay Isku Xiri doonaan Maamulka Jamacada Iyo Arda jamacada .
Xafaladan Lagu Caleema saareyey Gudoomiaya iyo Xogayaxa midowga ardada Jacada Abar Juba aya waxa ay Ku soo Aadeysaa Xili Maglada Baydhabo ay Noqatey Mid ay Ka hor mareyso Dhanka waxa Barashada .
https://www.youtube.com/watch?v=0SEmZupMams