Wafdi Ka socda Hay ,ada UNDB ayaa Soo Gaareen Maglada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay waxana ay Kulun La qaateen Madaxada Maamulka Kgs Uu Ug Horeeyo Kusimaha Madaxweynah Maamulka KGs Maxamed Xasan Fiqi iyo Golaha waziirad iyo Qaar Ka Mid ah Gudiga Gurmada Abaraha Kg ,
Kulunka ayaa Saxaafada ay Ka exe Dibada Joog waxana Markii Kulunka Soo Cidlaadey warfidiyeenka Lahadley Kusimaha Madaxweynah Kgs Iyo Dheefed Booka Waxa ay Ka hadleen Waxayabaha kulunkooda Ku saabasanaa iyo Ujeedka Wafdigan Baydhabo ay Usoo gaareen .,
Balan Qaadadani ay Madaxada Hay,ada ay imaaneyaan Baydhbao ayaa ah Kuwa ay san Waxaba ay san ka Badaleynin Baahiya Ka jira Deegnada Kgs Iyagoo Mid waliba Uu Balan qaadeyo in ay Gar gaar ay Soo Garsiin Doonan .
https://www.youtube.com/watch?v=yPF_d6uaoxU