Iyadoo Ciidamada Niyuu booliska ay Gudaha ay Usoo Galeen Soomaliya Gaarahan Dhanka Xadur ay wadagan Somaliya Gobolka Bokool, Halkaasi Ay Ka Qabteen In Ka badan 30 Oo shacabka waxana ay Geeyeen Ithoopiya waxana lasheegey in maalin waliba ay Jirdil, ay Ugeysaneyaan shan qofna waxay u dhinteen jirdil ,
Waxaa manata magalada Baydhabo Shir Jarayid Ku qabtey Xildhibaan Idiriis Abdi Dhakhtar Oo ka Mid ah Xildhibanada Barlamanka Fadarka iyo Qaar ka mid ah waalidiintii dhaley Dhalinyaradasi,
Ugu Horeentii Waxa Goobta ka Hadley Xildhibaan Idiriis waxan Dowlada Ithoopiya Ugu Baaqey in ay Soo daayan dakaasi mise ay ku soo wareejiyaan Dowlada Fadaralka Somaliya .
Sidoo Kale waxa Goobta Ka Hadley qaar Ka mid ah walidiintii Dhaley Dhaliyaradasi waxana ay Baaq ay udireen Xukuumada Fadaralaka somaliya Uu Madaxweynaha ka yahy Maxamed Abdulahi faramaajo in uu soo daayo Dhalinyaradaasi.
Mah markii Ugu Horeysey oo ay Walidiintan ay Baaq ay udiraan Xumada Fadaralka Somaliya Iyo Mida Dowlaad Ithoopiya wallow ilaa iyo hada wax jawab ah ay san Ka Baxinin labada Dowladood.
https://www.youtube.com/watch?v=dfqI87jWFuw