Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya SHariif Xasan Sheekh adan ayaa Mana Dib Ugu Soo Laabtey Magaladda Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay ,
Waxna Garoonka Ku soo Dhaweeyey Masuuli yiin ugu Horeyo Kusimah Madaxweyna aha waziirka Beeraha Iyo warabka Iyo Gudoomiyah Barlanka KGs iyo Waziiro Xildhibaano Odayaal Iyo Urarada Bulshada Qeebaxooda Ka Duwan Waxan Madaxweynah In Yer Uu ku Nastey Hoolka Nasiiyada Ee Garoonka Shati Gaduud Ay=rboote ee Magalada Baydhabo ,
Madaxweyna ayaa In taasi Ka Dib Loo so Galbiiyey Madaxrooyada Kgs ,
Waxna ay Ka hadleen Warfidiyeen Ugu Horeentii Waxa Goobta Ka Hadley Waziirka Berah Iyo Warbka Maxamed Xasan Fiqi ,
Sidoo Kale waxa Goobta Isna Ka Hadley Madaxweynaha Koonfurgalbeed Shiir Xasan Sheekh adan ,waxana uu Ka Hadley Safarkiisa Isagona Eebo Ugu Bariyey In ilaahay Naga Dulaqaado Abatan Daba Dheraaatey , ayuu yiri
Soo Labashada Madaxweynaha ayaa waxa Uu Ku soo adeyaa Xili Uu fashilimey Mooshiin Madaxweynaha ay Ka Keeni Rabeen Xildhibaano Ka Tisran KGS .
https://www.youtube.com/watch?v=ttez5kpfThA