Waxaa Manata Magalada Baydhabo Dib Ugu Soo Laabtey Iyagan Xildhibaanadii Mooshinka ay ka wadeen Madxweyna Kgs Shariif Xasan Sheekha adan xili ay Ku jireen Fasax Waxana Garoonak Ku soo Dhaweey Masuliyin Ka tirsan Kgs Iyo Urarada Bulshad Qeebaxooda Kala Duwan ,
Soo Dha weenta Ka Dib waxa warfidiyeenka Lahadley Xildhibaan Mad Kariin Mad Iftiin Waxana uu Sheegey in ay San Jirin waxa Mooshin La yiraado in tii Hada ka bilaawato an ugu dan nahay sii dii ay Ugu shaqeen Lahayeen Shacabka ay Masuulak Uyhiin .
Ku Dhawat 80kii Xildhiban Oo ay Diyaarineeyeen Mooshinki aya waxa ay Noqdeen Kwa ay Manat ay Ka laabeteen Ka dib Markii Fasaxooda usoo Dilaadey iygoona manata madaxtooda ay Laga dareemeyey Waji Furan .
https://www.youtube.com/watch?v=02kcOVV_6AE&feature=youtu.be