{WARSANRADIO} Waxa Manata An Ku soo qaadan doonaa Cudurka T.Bda oo ah Cudur asiiba Ban’aadamka Aduunka ku nool waxana ay Ku beeganeed 24 -03-2017 Maailnta T.Bda Aduunka.
Hadaba si aan Wax uga ogaano waxaa maarti noogu ah Dr: isaaq Maxamed Tiirow oo ah Khabeer wax Badan ka yaqaano Cudurka T.Bda. H.I.V T.Vga K.G.S