150 Qoos oo ay ka Soo Barakeceen Deegnada Xoos Yimda Magalada Baydhabo waxana ay Ahaayeen Kuwa aad ay Usaa mayasey Gaajada iyo Haradka waxana Deeq Rashin ah maanta Loogu Qeebiyey Rashin waxana Usoo Dhiibey Dalad ay Ku Mideysanyihiin Jaliyada iswedan Ka soo Jeeda Deegaanada KG iyo Qaar Ka Mid ah Musliminnta Ku Nool Dalkaasi ,
Waxaa Loo soo Dhiibey Nadiga Beyzaniyiinta Baydhabo Ee N BB waxana ay Uqeebiyeen Rashin Iskugu Jira Bur Bariis Sonkor Iyo Saliid ,
Abdala Shariif Ahmed oo ah Gudomi ku xigeenka gudiga biyo dhaminta NBB ayaa waxa uu ka warbixiyey waxa yaabaha ay uqeeYbiyeen ,
Sidoo kale waxaa Iyagana dareenkooda Ka Hadley Qaar Ka Mid ah Masaakiintii Loo Qeebiyey raashiinka waa kuwan iyaga Oo Ka maxadnagayey cidii usoo Dhiibey Deeqdan ,
https://www.youtube.com/watch?v=cU4RFUoCmoQ