Madaxweynaha maamulka hirshabelle cali cabdulaahi cosoble ayaa si kulul uga hadlay xaduudaha uu leyahay maamulka hirshbelle gaar ahaan mida uu la wadaago Gobolka banaadir ,
Cali cabdulaahi cosble ayaa sheegay in wasarada arimaha gudaha soomaaliya ay wado qorshe deegaano katirsan Maamulka Goboleedka Hirshabelle logu daraa magaalada muqdisho ama Gobolka banaadir
Madaxweynaha ayaa tusaalooyin u so qaatay Dagmooyinka Karaan iyo Hilwaa , xafado katirsan Dagmooyinkaas in ay yihiin Hirshabelle oo aysan aheyn Gobolka banaadir ,
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa ugu baaqay Dowlada soomaaliya in ay ilaaliso wadashaqeynta kala dhaxeyso maamulka Hirshabelle,
W\D: Bashiir cabdulahi cismaan
Beledweyne.soomaaliya