Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalaba Sida ee magaalada baydhabo ibraahim isaaq yerow ayaa maanta ka qayb galay Munaasabadda sanad guurada 57-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka.
Wasiirkaxubkadhigista maleeshiyaadka Maamulka KGS Xasan maxamed xasan eelay ayaa ka hadlay munaasabada Ciidanka Xooga Dalka,
Munaaabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay taliyaha booliska mahad c/raxmaan magalada baydhabo , Wasiiro, Xildhibaano, Qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka, Xubno ka socday Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ku sugan iyo Marti Sharaf kale.
https://www.youtube.com/watch?v=dJs1zcNPS2Y&feature=youtu.be