Kalfadhigii Maanta Mudaniyaasha Baarlamaanka Koonfur Glabeed Ay Ku yeesheen Magaalada Baydhabo Waxaa Ay uga Hadleen Arimo La xiriira Musuq Maasuq iyo Wax isdaba Marin Ay Sameeyen Gudiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed
iyagoona Kutaliyey in Wax Laga Qabto Abaaraha Ka jira Koonfur Galbeed Gudiga Gurmadkana lala Xisaabtamo
Kulanka Waxaa Shir Gudoominaayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabdiqaadir Shariif Sheekh Khuna