Wefdigan ka socdey hay’ada unhcr islamarkana ka soo kicitimey magaalda jineva ayaa kulan xarunta madaxtooyada waxaa ay kula qaateen kusimaha madaxweynaha maamulka koonfur galbeed maxamed xasan fiqi iyo guduga gurmadka baaraha maamulka koonfur galbeed
Shir saacado socdey isla markana saxaafada dibad jog ka aheyd ayaa waxaa ay shirkooda uga hadleen sidii loo gar gaari lahaa umadan dhibaateysan iyo sidii unhcr ay doorkeeda uga qaadan laheyd gurmadkan socda
Dhanka kale kusimaha madaxweynaha koonfur galbeed maxamed xasan fiqi ayaa ka codsadey saraamiishan ka socotey u n h c r in ay soo gaarsiiyaan qaxootiga baydhabo ku sogan agabkii ay kaga gaban lahaayeen roobabka la filayo iney da aan
Kulanka markii uu soo idlaadey ayaa waxaa warfidiyeenka lahadley gudoomiyaha gurmadka abaaraha koonfur galbeed madoowe nuunow iyo misis korlina oo wefdiga hogaamineysey
Dhanka kale kusimaha madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatey madaxa hay’ada iswalam oo saadasha hawada u qaabilsan hay’ada foa