Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan eedeyay guddiga abaaraha Qaran
Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte cismaan ayaa sheegya in guddiga abaaraha qaran ay ka gaabiyeen howshi loo igmaday islamarkana aysan jrin wax gurmad ah oo ay la soo gareen dadka ka soo barakacay abaaraha ee ku sugan Magalaada Baladweyne.