{WARSANRADIO} Ugu yaraan 143 qof ayaa ku dhimatay bishan gudeheeda Degmada tiyeegloow iyo tuulooyinka hoos yimaada kadib markii uu ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka iyadoo todobaadkan gudihiisa uu soo ritay cudarka inka badan boqol Qof kuwaasoo toban ka mid ah ay u geeriyootay cudurka.
Waxaa jirta Xaalad Daawo la’aan iyo Dhaqaatiir yari, taasoo sii kordhinaysa faafista Cudurka iyo ka hortagiisa.