tani waa dood ku saabsan dhulalka la’isku haysto iyo kuwa la boobo ee ku yaala Magaalada Baydhabo.
Daooda waxay dhex maraysaa Yaxye Isaaq Dheeroow oo ah u doode
Bulshada Dulman iyo Cabdulaahi Axmed Ibraahim Ciro.
Waxaa dooda u qaybinaya Wariye mukhtaar sheikh Aadan (Dalmar).