Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay lagu qabtay Munaasabad lagu xusaayo maalinta Xoriyada Saxaafada Aduunka .xafladaaan oo ka dhacday Hoolka shirarka Bay Star Guest House.
Munaasabada waxaa soo Qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NUSOJ oo taagyeero ka heliya Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey Ee Somalia Ee UNSOM.
https://www.youtube.com/watch?v=z6K5UK29lxk&feature=youtu.be