Kullanka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hogaaminayay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa waxa Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bay looga Magaacwey Cali Wardheere C/raxmaan.
Gudoomiyaha Cusub waxa uu ka soo jeeda Beeshii Gudoomiyihii hore Ee Gobolka Bay oo Noqodey Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya.