Madaxweyne sharif xasan sheekh aadan iyo wafdi isugu jira wasiirada iyo xubno kamid ah baarlamaanka konfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagey degmada waajid ee gobolka bokool iyagoo kulamo laqaatey maamulka degmada iyo ciidamada odayaasha dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda kaladuwan wasiirada madaxweyne sharif kuwehliyey safarka waxaa kamid ah wasiirka warfaafinta konfur Galbeed wasiirka caafimaadka konfur Koonfur iyo wasiirka hubka dhigista dhaqancelinta iyo tababarada maleeshiyaadka.