Xildhibaan ibdow aase oo ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed ayaa ka hadley isku shaandheynta lagu sameyn doono golaha waziirada koonfur galbeed isagoona eedeyn kulul u jeediyey waziirada xiligan shaqeeya oo uu ku tlmaamey kuwo danahooda ka door bidey tan umada reer koonfur galbeed
waxaana uu madaxweynaha koonfur galbeed uu ka codsadey in uusan soo celin waziiradan si ismaamulkan koonfur galbeed uu u noqdo mid isku filan ,