Maanta oo ay ku beeganayd sanad guuradii Siddeed iyo Tobnaad ee ka
soo wareegatay Markii ay R.R.A dib u Qabsatay Magaalada Madaxdii
Gobolka Baay ee Baydhabo.
Xildhibaan Idiriis Cabdi Taqtar Sanad guwradeedi RRA Aan ka wareeysanay
Haddaba dhagayso waraysi ku saabsan waxa ay ka dhigantahay Maanta ee
Idaacadda Warsan la yeelatay Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ku
sugan Magaalada Muqdisho.