{WARSANRADIO}asxabta waxa wali si habsami ah ku socdo Barnamijkii tartan aqoneedka raadiya warsan baydhabo ayado lagu guda jiro wareegii labad ee barnaamijka
Ayadoo caawa ay wada tartamayaan xaafadaha kala ah
Wadajir (A)
Towfiiq (B)
Natiijada waxay ku dhamaatay wadajir A 1 dhibic
Natiijada waxay ku dhamaatay Towfiiq B 11 dhib cood
hadaba dhageeyso:-