Maamulka Arlaadii Aid ayaa maanta Deeq Raashiin ah waxa uu u qeybisey Dad Abaartu ay saameysay oo ka yimid Gobolada Dalka, kuwaasi oo soo gaaray Degmada baydhabo ama ba ku sugnaa.
Guddoomiyaha 2 ee Arlaadii Aid ibraahim ahmed ibraahim oo ku sugnaa goobta lagu qeybinayay Deeqdan Raashiinka ah ayaa sheegay 90 qoos ayaan maanta u qiibinay raashin in uu si wanaagsan gar gaar ugu fidinayo dadka shacabka ah ee Abaarta ay saameysay,
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=ro8-ElJX4aE&feature=youtu.be