{WARSANRADIO} waxaa habeenkii 22 Wareegii 3xaad si toos ah usocda barnamijkii Tartan Aqooneedka radiyaha Warsan baydhabo
ayadoo caawa ay wada tartamayan xafadha kala ah
Salaamy (A)
Cadaada (B)
waxay ku soo dhamaatay natiijada caawa sidaan .
Natiijada Salaameey A 9 Dhib cood Natiijada Cadaada B 6 Dhib Cood