{WARSANRADIO} Dood wadaag ku saabsan wasaaradda Gaadiidka Maamul
Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya oo Bajaajlayda ku amartay in ay
goostaan Warqada loo yaqaano Tarismataalaha.
Dooddan waxaan u qabanay Milkiile ka tirsan Bajaalayaasha iyo Abwaan
arimaha Bulshada u dhuun duleela isla markaana u janjeera dhanka
Maamulka Koofur Galbeed oo in uu shaqeeyo nidaamka Dowliga ah jecel.