Sharciga Dowladaha Hoose oo Laga Daahfuray Magalada Beydhabo Shariif Xasan oo Cadayey u Lajeedkiisa.
Madaxweyne Shariif Hassan oo Manta Daah Furay Munaasabada Sharciga Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka KGS iyo Geedi Socodka Dhismooyinka Golayaasha Deegaanka ,si ay Bulshada Degmooyinka ay Udoortaan Maamulka Degma kasta uu yeelaneyo Deeganada,
Mashruuca Dhismaha Wajigisa Kowad waxaa Nasib u yeshay Degmoyinka Xudur, Berdaale iyo Ceelbarde, waana Guul uso Hoyatay Bulshada Deeganada Koonfur Galbeed,
https://www.youtube.com/watch?v=Cl2cObBB_fI