Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka socda Deegaanka Leego kadib markii ay bilaabeen in ay diyaar garoowaan Ciidamada Amiso eek u sugan deegaankaas.
Xildhibaan Cabduqaadir cabdiraxmaan Cali (Baraf) oo ah Wasiiru Dowlaha Amniga Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya oo u waramayay Idaacadda warsan ayaa u sheegay in dadweynaha deegaanka Leego ay ku soo war galiyeen in ay Ciidamada AMISOM eek u sugan Deegaanka Leego ay wadaan dhaqdhaqaaq ay uga baxayaan deegaanka.