Doodaas waxaa ka qaybgalay Af-hayeenka Golaha Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Deeroow iyo Luul Isaaq Aadan oo ah agaasimaha Hay’adda ka shaqaysa Arimaha Bulshada ee SBLO isla markaana u dhaqdhaqaaqda kor u qaadista xuquuqda iyo Caddaaladda Haweenka.
Dooda waxaa dhexdhexaadinaysay Wariye Shukri Ismaaciil Axmed Shukri Bidhaan.