Kudhawaad 74 Ardey Ayaa Ka Qalan Jibisay Jaamacada Koonfurta Ee Magalada Baydhabo. Xafladaan ardada Lagu Siinaayey Shahadooyinkaan Ayaa Waxaa Kasoo Qeyb GalayWasiirka Waxbarashada KG Maamuliyaashada Iskulada Magalada Baydhabo Maclimiin Walidiin Iyo Marta Sharaf Kale.