Madaxweynaha Maamul Goboleedka KG Soomaaliya Mudane Shariif Xasn Sheekh Aadan ayaa maanta qaar kamid ah dadweynaha istaadio Dr Ayuub ee magaalada Baydhabo kula tukaday Salaadda Ciidda Adxa .
xubno katirsan labada gole ee Maamulka iyo dad shacab ah ayaa kamid ahaa dadka uu Madaxweynahu kula tukaday goroonka Dr Ayuub ee magaalada baydhabo
Madaxweyne Shariif xasan wuxuu sheegay in Bulshada Soomaaliyeed uu u rajaynayo Nabad iyo Barwaaqo in ay ku gaaran xiligan xiligiisa xiga isagoo ugu baaqay in ay isku naxariistaan oo ay Midooban.
Isagoo ka hadlayay dhibaatada mudada badan ragaadisay wadanka ayuu Madaxweynahu sheegay in wax walba oo dhacay ay dad Soomaali ah masuul ka yihiin loona baahan yahay in aan Allah u noqono oo aan is cafino si dhibku inooga yaraado.
iyo in lalasheqayo ciidanka amniga waxaa jira dadabadan ay rabin nabad waarto.
DAAWO MUQAALKA VIDEOGAAN