Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Bakool oo la hadlay Warbaahinta warsanradio iyo wadaninews24 ayaa si faahfaahsan uga hadlay xilabaanadii dhawaan ku yiri alshabaab ayey u sheqayaan waa siduu hadalka u dhigay
Maxamed Xuseen Afaraale ayaa yiri xildhibaanadaasi maxkamad ayaan latiignanaynaa waxaan ka rabnaa cadeen dhab ah hadanahay ama u sheqaynaba alshabab maxakamadad ayaa nakalasaarayso Xildhibaan Maxamed Afaraale ayaa sheegey in aan ka haridoonin xildhibaandaan oo medala baarlamaanka dowlad gobaleedka
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA