Biyo yaraan ba’an ayaa laga soo sheegayaa Barakacayaasha ku jira xerooyinka ku yaala magaalada baydhabo.
Dad biyo yaraanta iyo baad la’aan isugu darsantay kasoo barakacay degaanada gobalka bay ayaa horay u soo gaaray magaalada Baydhabo.
Deegaanada gobalka bay ka majirto biyo yeri lkn ogoondaro ayaa ka jirta sada ay hadalka u dhigeen dadka Barakacayaasha ah waxay eedayn dusha ka saareen gudoomiyahay gobalka baay iyo ku xigeenkiisa ,
HADALKA RUNTIISA HOOS KA DHAGEYSO,