Hilaal Sheekh Shuceyb Agaasimaha Idaacada Warsan Oo Munaasabadaan Kahadley Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Mar walba Ay U Taagan Yihiin Sidii Kaalintooda Ay ugu qaadan Lahayeen Ka Idaacada ahaan Wax Yaabaha Lagu Hor Malinkaro Bulshada Magalada Baydhabo Asigoo Sheegey In Wax Badan Ay Ka Fahmeen In Dhalinyarada Ku Nool Magalada Baydhabo Ay yihiin Kuwo U Baahan In Dhanka Media Wax Lagu Barikaro Waxaana Uu Balan Qaadey In Xili Walba Ay Kor U qaadi Donaan Iyadoo Adeegsan Donaan Idaacada Aqoonta Dhalinyarada Ku Nool Magalada Baydhabo.