kulankaan oo muqdisho ka dhacay waxaa uu u jeedadiisa uu ahaa haya katelintiisa Gobalka shabaleda hoose iyo sidookela xoojinta midnamada koonfur galbeed soomaaliya waxa ku lanka ka sooqiibkagay waxa garad siyaasiin wasiiro horay ugatirsanaanjiray maamulka koonfur galbeed soomaaliya iyo sidookela qaybaha kala duwan waxaa kulanka lagusheegay in madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya shariif xasan sheekh aadan oo usunmaamulin gobalka shabelada hoose waxay sheegeen in ay gobalkaasi isku biirsadeen abaaro colaado isbaarooyin tirada ka batay in madaxweynahaas maamulka waxabuu usan ka qaban taasi darteeda ay keentay in kulan deg deg ah ay ka yeeshaan siyaasin ka soo jeeda koonfur galbeed soomaaliya.
Dhageyso:-War deg deg ah madaxweyne shariif xasan oo loogu baaqay in is casilow
previous post