Deeq Jaamacadeed Oo ka timed Raisul Wazaaraha Dowlada Federaalka Soomaliya Mudani Xassan Cali Kheyri Ayaa Maanta Lagu Daah Furey Magaalad Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Bay.
Waxaa furitaanka Jaamacadaasi Ka Qeybgaley Masuuliyeeen Kala Duban Oo iskugu Jiro Xildhibaano Federaal Iyo Aqoonyahano Oo Dhinaca Aqoonta Ku Xildheer.
Waxaa Ugu Horeentii Meeshaasi Ka Haley Masuuliyeen Kala Duwan Oo Ugu Horeeyo Xildhibaan Idiriis Cabdi Daqtar Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad (1)Ee Degmada Baydhabo iyo Masuuliyeen Kala Duban .
Waxeyna Ay sheegeen In Jaamacadaan Ay Ku soo Beegantey Xili ay Bulshada An Wax Haysanin Ay Wax Ku Bartaan Jaamacadah Ku Yaala Degmada Baydhab.