Dhinaca Kale Wazaarada Wax Barashada Hidaha Iyo Tacliinta sare Ee Maamulka KGS Ayaa Wax kama Jiraan ku tilmaamtey Jaamacadii Maata Lag Furey Magaalada Baydhabo.
Ayagu Sheegey In Aan Lasoo Marin Wazaarada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Leh Shaqadaas Jaamacada Laga Furey.
Waziirka Wazaarada Wax Barashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Mohamed Abuukar Cabdi Oo lahadley Idaacada Raadiyaha Warsan Ayaa Sheegey In Aan La Aqoonsani Doonin Oo Aan Ku Yaali Doonin Jaamacadaasi Magaalada Baydhabo,Ilaa ay soo maraan Sharciga Wazaarada Hidaha Iyo Tacliinta Sare .