Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Hanjabay In Ay Bilaabayaan Qorsho Ka
Dhan Ah Al-Shabaab
Afhayeenka Ciidamada Xoogga dalka ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise oo
la soo xiriiray Idaacadda Warsan Xarunta Baydhabo ayaa sheegay in marwalba ay Al-
Shabaab ay ku dhaqaaqaan falal lidi ku ah dhanka amniga kuwaas oo awoodooda ay
iska yartahay sida uu sheegay.
Waxa uu sheegay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay haatan u diyaarsan yihiin
howlgal ka dhan ah Al-Shabaab isaga oo arrimahaas ka hadlayay ayaa waxa uu yiri.
Garsoore Maxmed Guuleed Keynaan Oo Ka Horyimid Go,Aankii Uu Soo Saaray