Wasarada Dastuurka KGS oo sheegey in Dastuurka Uu Ka Abood Sareeyo Malaaqada
Dhaqanka
Wasiirka Dastuurka Maamulka konfur galbeed Cabdulaahi Sheikh Xasan ayaa shegey in dastuurka uu
yahay Heer ay degsadaan bulshada cidkastana uu ka aboos sareeyo sida madaxweynaha iyo odiyaasha
dhaqanka wasaaraduna ay ku howlan tahay dib u habeynta
HOOS KA DHAGEYSO CODKA