UJEEDO:Casumad Codsi sharuud ku saabsan adeeg bixin shaqo adag oo Xaalad dejinta gobolka Baay.
Hay, adda cawinaada caalamika ee NIS , ayaa hirgelineysa qorshaha qabashada shaqada adag ee xaalad dejinta gobolka Baay ayna malgelineysa Dowlada Norwey. Hadafka kaqeybqadashada qorshaha xaald dejinta adegsiga mashruuca dijabada sameynta dagax qorista iyo rakabista ee degmada Baydhabo.
Sida tarteed, NIS aya dooneysa xirfadle aqoon u leh bixinta adeeg waddo ddagax rakabis dhismo oo aad ugu fiican , waya aragnimada ku habaoon qabashada shaqooyinka qantaraasyada Gobolka Baay dhexdisa oo xarun ku leh mise ka dhax shaqeyn karo Baydhabo ayaa xirfadlayaal lagu casumayaa in ay ka qeybkalaan liiska sharud buxinta qandaraslayasha .Qandaraslaha wuxu qaban doona shaqooyinka soo socda:-
- Bixinta aqoon isweydarsika qorista iyo meel buxin
- La tacalida/ ladal dicida qorisda iyo rakabista dagaxah
- Kormeerka iyo taxdirada isticmaalka qalabka qorista dagaxa
- Garaaxista jimeynta wadada laga shaqeynaya iyo qorista iyo rakabita dgaxa ku saleysan habraaca naqshada
GOBOLKA IYO HOWLAHA LA QABANAYA
Ismamulka | Gobolka | Degmada | Nooca Mashruuca | Sanadka |
Konfur Galbeed | Baay | Baydhabo | Mashruuca dijabada qoris iyo rakabit dagax | 2017/2019 |
Kuwa raba in ay ka qeybqadaan waa in ay kenaan sharuudahan soo socada:-
- Shadiga shaqada: xafiiska Dowlada Federaalka ee wasaarada howlaha guud, Konfur galbeed, wasaarda howlaha guud, wasaarada arrimaha gudaha konfurgalbeed, gobolka iyo degmada
- Muqaalka shirkada: qibrad shaqo oo noocan muddo 2 illa 5 sanno ah si wanaagsan loga dhex qabtay gobolka Baay.
: Leh qeyraadka laga marmaanka ah, qeyradka dadka iyo Qalab , isku duwidoda muddo kooban iyo howlgalka shaqo noocan oo balaaran.
- Qoraal Bankiyeeda shirkada: Oo ah 1/6/2017 illa 30/6/2017. Waa la baraya. Haddii u yahay mid ben abuur ah, tartanka ayaa laga saraya. Qandaraslayalka leh sharuudaha waa in ay kenaan warqadahooda Xafiiska NIS Baydhabo, 8ka Oktoobar,2017, Maalinta axadda, ka hor waqatika 3.00 kalabnimo ama ku tir emailka : procurement.somalia@nis.foundation.org
Wixii su’aal ah weydii Xaffiiska NIS ee Muqdisho , Telefoonka 061 2 535364 ama emailka kor ku xusan.
Saxiixa NISFOUNDATION